SOMALWORLD.COM |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Tartan AFRICAN NATION CUP 2010 oo lagu qabtey magaalada LONDON (DAVID BECKAM ACADEMY) |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
User online==> |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Tartan AFRICAN NATION CUP 2010 oo lagu qabtey magaalada LONDON |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
London 17/01/2010:Waxaa lagu qabtey David Beckham Academy oo ku taal Xaafada Greenwich ee magaalada London tartan loogu magacdarey African Nation Cup 2010, koobkaas oo ay ka soo qayb galeen 12 wadan jaaliyadahooda degan magaalada London loona kala qaybiyay labo qaybood, kuwaasoo kala ahaa dalalka Somalia, Djibouti, Kenya, Algeria, Tanzania, South Africa, Mauritius, Ghana, Ethiopia, Eritrea, Morocco iyo Sierra Leon |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Tartankan Xiisaha badan ayaa waxaa sanadkaan ka qayb galay labo kooxood oo kala matalaysay Jaaliyadaha dalalka Soomaaliya iyo Djabuuti labada kooxood oo kala ah NABADDA FC oo matalaysa Djibouti iyo LONDON STAR oo matalaysa Soomaaliya, kuwasoo ka dhigay tartankan wacdaro iyo ciyaar aad u sareysa farsamadeeda sida uu sheegay qoraaga kooxda NABADDA FC mudane DHOOBKA ALI oo degan xaafada LEYTON oo jecel inuu had iyo goor ay ka muuqato magaca kooxda NABADDA FC goobaha lagu qabto tartamadaan oo kale
Ciyaarta qaybteedii koowaad ayaa u suurtagashay labada kooxood ee Soomaaliya iyo Jabuuti inay u soo gudbaan Quarter Finalka kadibna ay isku soo aadaan ciyaartii Semifinalka halka kooxaha Ethopia iyo Eritirea ay isku soo aadeen, taasoo ciyaartii ka dhigtey in kooxihii ku ciyaarayay dalalka Bariga Afrika inay noqdaan kuwa u soo baxa, qaybahooda dambe, ciyaarahaan oo ahaa kuwa aad u adag ayaa intooda badan ku soo dhamaadeen rigoorayaal sida aan kaga bogan karto shaxda hoose ku qoran ee ay kooxaha ku soo kale badiyeen. Ciyaartii Finalkana waxaa iskugu soo harey kooxaha kala ah Jabuuti iyo dalka Eritrea oo isku mari waayay 1 iyo 1 waqtigii ciyaarta loogu talagalay, ugu dambayntiina waxaa loo dhigay rigoorayaal, balse waxaa nasiib u yeeshay inay kooxda Eritrea guusha ku raacdo 5 Gool halka kooxdeena Jabuuti ee Soomaaliyeed ay dhaliyaan 4 Goal.
Semi-Final
Final
ERETREA Cup Champions
MR. DHOOBKA ALI |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
| |||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|